Thursday, June 26, 2025

Yaa qaatay Qandaraaskii dhismaha Garoonka Baraawe, sideese loo dhisay..? (Dhageyso Baarista)

Dhismaha Garoonka Diyaaradaha Baraawe oo Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya uu xariga ka jaray 10-kii Maarso 2020, ayaa Dood weyn ka dhalatay, iyadoo baraha bulshada ee Soomaalida si weyn loogu faaqiday markii muuqaalkiisa la arkay.

Garoonka ayaa waxaa ku baxday lacag dhan 4.3 Milyan Doolar, waxaana lacagta bixiyay Midowga Yurub oo soo mariyey Sanduuqa ‘Somali Stability Fund, waxaana qandarasaaska ku guuleystay shirkad Soomaali ah oo la yiraahdo Buubaal Investment, iyadoo muddo 2 sano ah uu socday dhismihiisa, lagana maray dhibaato badan oo ka timid Alshabaab.

Barnaamijka Galka Baarista ee VOA-da oo uu diyaariyey Weriye Harun Macruf ayaa lagu soo bandhigay warbixinta Garoonka iyo sida lagu dhisay.

HOOS KA DHAGEYSO

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON