Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay ayaa waraaqihiisa aqoonsiga Danjirenimo ka guddoomay wakiilka cusub ee Soomaaliya u fadhin doona Q/Midoobay.
Yuusuf Garaad Cumar Axmed oo dhowaan tegay dalka Mareykanka ayaa ugu danbeyn si rasmi ah u noqday wakiilka Soomaaliya ee UN-ka xilkan oo loo magacaabay Bishii May 2016.
Waxay ku qaadatay muddo 4 sanadood ah markiiuu siyaasadda ku soo biiray inuu jago rasmi ah qabto, kadib 2012 oo uu isu soo sharxay xilka madaxweynaha Soomaaliya, isagoo ka tegay shaqadii saxafinimo ee uu ku soo caan baxay.
UNSG Ban Ki-moon received my credentials as Somalia’s Ambassador to the UN & its organs. looking forward to working with my PR colleagues. pic.twitter.com/ui7FG63B2G
— Yusuf Garaad (@ygaraad) November 12, 2016
http://goobjooge.com/degdeg-safiiro-uu-ka-mid-yahay-yuusuf-garaad-oo-la-ansixiyay/