Wednesday, June 25, 2025

Yuusuf Indha-cadde oo digniin culus u diray dalalka deriska la ah Soomaaliya [Dhageyso]

General Yuusuf Maxamed Siyaad Indha Cadde oo ka mid ahaa hogaamiyeyaashii maxkamadaha, hogaamiye kooxeeyadii iyo wasiir ka tirsanaa dowladii KMG ahayd ayaa farriin u diray dowlaha deriska ah.

Wuxuu uga digay faragelinta ay ku hayaan arrimaha Soomaaliya isagoo ku eedeeyay dalalkaasi inay faragelin ku hayaan doorashooyinka Soomaaliya. Indha Cadde ayaa caddeeyay in Soomaalida ay tahay dad nool oo aysan iloobi doonin ciddii dhibaateysay ama abaal u gashay.

Farriinta Indha Cadde ayuu ku soo beegay diyaargarowga doorashada madaxweynaha ee ka socota magaalada Muqdisho.

Dhageyso

Jen. Indha-cadde ayaa lagu xusuustaa digniintii uu u diray Itoobiya xilligii uu ka tirsanaa maxkamadda islaamiga isagoo sheegay inay soo taaban doonaan magaalada Adis ababa ee caasimada Itoobiya.

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON