Wednesday, July 9, 2025

Qarax xoog leh oo magaalada Muqdisho lala beegsaday ciidamo ka tirsan AMISOM

Wararka laga heleyno magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in qarax xoog leh goor dhoweyd ka dhacay xaafada Suuqa Xoolaha ee degmada Heliwaa  xilli ay halkaasi marayeen kolonyo ciidamada AMISOM ka tirsan.

Qaraxa ayaa la filayaa in lagu weeraray ciidamada AMISOM, lamana oga qasaaraha qaraxa oo laga maqlay degmooyin badan oo ka mida magaalada Muqdisho, waxaana loo maleynayaa in loo adeegsasday baabuur laga soo buuxiyay waxyaabaha qarxa.

Faahfaahin dheeraad ah lagama hayo qasaaraha gaaray ciidamada AMISOM ee qaraxa lala eegtay, waxayna wararku sheegayaan in rasaas badan halkaasi ka dhacday.

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON