Saturday, July 5, 2025

SAWIRRO: Madaxda sare ee dowladda Soomaaliya oo ka qeyb galay Janaasadii Safiirkii Soomaaliya ee Masar

Madaxda sare ee dowladda Federaalka Soomalaiya ayaa Garoonka  Diyaaradaha Aden cadde ee Magaalada Muqdisho u tegay inay salaada janaasada ku tukadaan  meydka Allaha U naxariistee Marxuum Cabdullahi Xasan Maxamuud  safiirkii Soomaaliya ee dalka masar o dhawaan ku geeriyoodey dalka Masar oo maanta laga soo dejiyay garoonka Muqdisho.

Madaxweynaha, Ra’iisal wasare ku xigeenka, Wasiirka arrimaha dibadda, wasiiro iyo xildhibaano ayaa  Garoonka Diyaaradaha Aaden Cadde salaadi janaasada kula tukadey meydka Marxuumka, Tukashada salaatu janaasada Marxuumka.

SAWIRRO

IB0A0671

IB0A0676

IB0A0681

IB0A0689

IB0A0734

IB0A0740

IB0A0743

IB0A0758

IB0A0762

IB0A0793

IB0A0795

 

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON