Wednesday, June 25, 2025

Golaha wasiirada Puntland: “Gorgortan kama galeyno daandaansiga maleeshiyada Galmudug”

Shirkii Golaha wasiirada Maamul Goboleedka Puntland ayaa maanta ka dhacay magaalada Garowe iyadoo uu guddoominayay madaxweyne C/weli Maxamed Cali Gaas, waxaana arrimihii looga hadlay  ka mid ahaa arrimaha ammaanka Puntland oo ay ka mid tahay  xaaladda ka taagan magaalada Gaalkacyo oo ay dhowaan isku fara saareen ciidamada Galmudug iyo kuwa Puntland.

Golaha wasiirada Puntland ayaa war murtiyeed ay soo saareen ku sheegay inayan gorgortan ka galeynin amniga dadka Puntland gaar ahaan daandaansi ay sheegeen inay wadaan maleeshiyaadka Galmudug sida warka loo qoray, waxayna dhinaca kale soo dhoweeyeen wixii dadaal nabadeed ah ee la wado.

HOOS KA AKHRI WAR-MURTIYEEDKA

Warmurtiyeed-11

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON