Wednesday, July 16, 2025

Madaxtooyada Puntland: “Ciidamada dowladda Federaalka ayaa si bareer ah ugu jira dagaalka”

Madaxtooyada Puntland ayaa war-murtiyeed kasoo saartay dagaalkii maanta ka dhacay magaalada Gaalkacyo, waxayna  Puntland ku eedeeysay dagaalka maamulka Galmudug iyo ciidamo ay sheegtay inay u qornaayeen Dowladda Federaalka ah oo xaruntoodu ahayd gobolka Galguduud oo Ku biiray sida ay sheegtay.

Waxaa warmurtiyeedka lagu sheegay in Puntland ay Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya ka ogolaadeen afar qodob oo waanwaanta xaalada Gaalkacyo ku saabsan, balse ay ka dambeysay  duulaan ay sheegtay in lagu soo qaaday Puntland

HOOS KA AKHRI WAR-MURTIYEEDKA

Warmurtiyeed-28

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON