Tuesday, July 1, 2025

Boqolaal ciidamo Jabuutiyaan ah oo ka degay Magaalada Beledweyne

Boqolaal ka tirsan ciidamada Jabuuti ee ku sugan magaalada Beledweyne ee Gobolka Hiiraan, qeyntana ka ah howlgalka midowga Africa AMISOM ayaa ka dhoofay Beledweyne, iyadoo lagu bedelay  ciidamo cusub oo dalkooda ka socda, taasoo ka mida isbedelada ciidamada lagu sameeyo ee caadiga ah.

Ciidamada Jabuuti ee AMISOM ayaa hadda ka howlgala degmooyinka Beledweyne, Buulaburte iyo Jalalaqsi, iyagoo ciidamada dowladda ee maamulka gobolka  ka gacan siiya dagaalka Al-shabaab iyo sugida nabad-galyada deegaanada iyo degmooyinkaasi.

DAAWO SAWIRRO

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON