Waxaa maanta lagu dhaariyay xarunta Madaxtooyada Magaalada Baydhaba waxaa maanta oo tallado ah lagu dhaariyay 89 xildhibaan oo ka mid noqday xildhibaanada Baarlamaanka Maamulka Koonfur Galbeed ee Soomaaliya.
Xaflad lagu qabtay xarunta Madaxtooyada Baydhabo oo ay ku sugnaayeen Madaxweynaha Maamulka Koonfur Galbeed, Shariif Xasan Sheekh Aadan, xubno ka socda Wasaarada Arimaha Gudaha Somaliya iyo masuuliyiin kale ayaa lagu dhaariyay Xildhibaanadaasi.
DAAWO XAFLADII DHAARINTA
Goobjooge.com