Sunday, June 22, 2025

C/weli Gaas: “Majeerteen iyo Abgaal waa ku dulman yihiin 4.5, waxayna leeyihiin min labaatemaayo degmo”

Madaxweynaha Puntland ayaa sheegay in beelaha Majeerteen iyo Abgaal ay dan weyn ugu jirto in qaabka doorashada Baarlamaanka soo socda lagu saleeyo hab degaan iyo degmooyinka, kuna dulman yihiin qaabka 4.5 oo aanay mar dambe yeeli doonin in dalka lagu maamulo laguna dhiso dowlada cusub ee 2016.

Kulan dhex maray C/weli Gaas iyo siyaasiyiin kasoo jeeda beesha Abgaal ayuu C/weli Gaas ka sheegay in Beelaha Majeerteen iyo Abgaal ay yihiin beelo  heli kara ilaa 20 degmo inay yeeshaan oo ay mid kasta hesho xildhibaano afar laab ka badan tirada ay hadda ku leeyihiin Baarlamaanka Federaalka ee ku saleysan 4.5

Arrintan waxay barbar socotay shirka Madasha Wadatashiga ee Muqdisho uga socda madaxda dowladda Federaalka iyo madaxda maamulada dalka iyadoo la isku mari waayay qaabka la qaadanayo doorashada soo socota oo laba dhinac loogu kala qeybsan yahay.

Ad

Goobjooge.com

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON