Monday, July 14, 2025

Dhageyso Guddoomiye Jawaari: “Ma yeeleyno, kamana gorgortameyno in Barlamanka la garab maro…”

Guddoomiyaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Prof. Maxamed Sheekh Cusmaan (Jawaari) oo si kulul uga hadlay xeritaanka shirkii Madasha Qaran ee wadatashiga ayaa caddeeyay arrimo dhowr ah oo uu sheegay inay xusuusin iyo marqaati ahaan uga dhigayo madaxda Soomaalida.

Guddoomiye Jawaari wuxuu ka digay in laga tallaabsado Dastuurka dalka, isagoo xusuusiyay in arrimaha laga tashanayo ay yihiin howlihii ay u xil saarnaayeen Baarlamaanka xukuumaddaa, wuxuuna si cad u sheegay in go’aan kasta oo la gaaro Baarlamaanku yahay inuu ansixiyo.

“Ma yeeleyno, mana ka gorgortameyno in Baarlamaanka la garab maro, cidii moog ama is moogeysiinaysa si fiican ha ugu caddaato” ayuu yiri Guddoomiye Jawaari oo ishaaray in madaxda maamul goboleedyada iyo wakiilada beesha caalamka inay ka gaabsadaan oo laga tallaabsado Dastuurka.

DHAGEYSO CODKA GUDDOOMIYE JAWAARI

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON