Sunday, July 6, 2025

DAAWO SAWIRRO: Faahfaahin qaraxii maanta ka dhacay Magaalada Muqdisho

Qaraxii maanta ka dhacay Wadada Maka Almukarama  ayaa qasaare balaaran oo dhimasho iyo dhaawac leh, Qaraxa waxaa ku dhintay 3 qof, waxaana ku dhaawacmay  7 kale oo uu ka mid yahay Milkiilihii Carwo Alkowthar

Alshabaab aya sheegatay qaraxa maanta iyadoo isla goobta qaraxa ka dhacay hore loogu weeraray guddoomiyeha Gobolka Galgaduud Xuseen Weheliye Cirfo oo dhaawac  fudud ka soo gaaray.

DAAWO SAWIRADA 

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON