Thursday, May 2, 2024

DEGEDEG: Wafdigii Madaxweynaha oo diyaarad la’aan darteed ugu xayirmay Garoonka Magaalada Beledweyne

Wararka naga soo gaaraya magaalada Beledweyne ayaa sheegaya in wafdigii Madaxweynaha ee magaaladaasi ku sugnaa maalmihii u danbeeyay ay ku xayirmeen garoonka diyaaradaha magaalada Beledweyne kadib markii la waayay diyaaradii soo qaadi lahayd, taasoo keentay in wafdiga madaxweynaha ay ku xayirmaan garoonka in muddo ah.

Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa markii xaaladan ay qabsaday wuxuu raacay diyaarad milateri oo ciidamadiisa qaada, iyadoo wafdiga intiisii kale loo dalbay diyaarad kale si ay dib ugu celiso Muqdisho.

Wararka ayaa intaas ku daraya in diyaaradda madaxweynaha iyo wafdigiisa u kireysneyd ee arrintan qabsatay ay ka careysiiyay madaxda sare ee dowladda iyadoo wasiirka Arrimaha gudaha uu amar ku bixiyay in la xiro wakiilka diyaaradda ee magaalada Beledweyne.

Ad

Wafdiga madaxweynaha oo isugu jiray wasiiro iyo xildhibaano ayaa saacado badan ku qaaday garoonka magaalada Beledweyne.

Goobjooge.com

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON