Thursday, August 7, 2025

15 Xubnood oo ka mida Guddigii Doorashada Madaxweynaha K/Galbeed oo is casilay [Daawo Sawirro + Video]

Guddigii doorashada Maamulka Koonfur Galbeed ayaa intooda badan ku dhawaaqay inay is-casileen, iyadoo dowladda Federaalka ku eedeeyay faragelin.

15 Xubnood oo ka mida Guddiga oo ka koobnaa 27 ayaa ku dhawaaqay is-casilaadooda, kadib markii ay la kulmeen madaxweynaha xilkiisa dhammaaday ee Shariif Xasan Sheekh Aadan, waxaana sawirradooda iyo muuqaal ka qaaday madaxtooyada Koonfur Galbeed.

Xubnaha is casilay qaar ka mida ayaa sheegay inay shaqada ka wadi waayeen faragalin ay madaxda dowladda Dhexe ku sameeyeen hanaanka Doorasho ee Koonfur Galbeed, taasoo lagu waday inay dhacdo 17 bishan.

Waxayna Madaxda Dowladdu ku eedeeyeen in xildhibaanadii Koonfu Galbeed ay u rareen Magaalada Muqdisho iyadoo xilli-doorasho lagu jiro. Arintan ayaa la sheegay inuu ka danbeeyo Shariif Xasan oo doonaya inay hakad gasho doorasho uu xaqiiqsaday inuusan ku soo bixi karin.

HOOS KA DAAWO

Image may contain: 11 people, people sittingImage may contain: 7 people, people sitting

Image may contain: 8 people, people sitting

DAAWO VIDEO

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON