Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo muddooyinkan dambe shirar gaara oo albaabada u xiran yihiin ka lahaa xaalada kala guurka ah ee dalka iyo Madasha Qaran ee madaxda Soomalida ayaa guddi u saaray arrintan si go’aan wadajira baarlamaanku uga qaato.
Guddiga baaralmaanka Federaaalka u magacaabay arritnan ayaa go’aano kasoo diyaarinaya jiheynta siyaasadda dalka 2016-da iyo waxa uu ka yeeli doono Baaralmaanka.
Guddigan waxaa ay kala yihiin:
- Xildhibaan Sheekh Aadan Madoobe
- Xildhibaan Cabdullahi Jamac
- Xildhibaan Cabdullahi Boos
- Xildhibaan Cabdulahi Coonka
- Xildhibaan Cabdisamad Macalin
- iyo XildhibaanCabdirisaq Jurille.
Xildhibaano badan ayaa ka gadoodsan qaabka Madasha Qaran ee Wadatashiga ay u wado arrimaha hiigsiga cusub iyadoo awoodii Baarlamaanka la wareagtay.
Goobjooge.com