Thursday, June 26, 2025

DAAWO SAWIRRO: Hub fara badan oo lagu qabtay Masjid ku yaala Muqdisho

Waxaa la soo bandhigay hub ay ciidamada ammaanka ka heleen Masjir ku yaala degmada Hodon ee magaalada Muqdisho, waxaana ciidamada Booliska Soomaaliya ay halkaasi geeyeen madaxda sare ee dowladda oo uu ka mid yahay wasiirka Amniga, taliyaha Booliska iyo xubno kale.

Hubkan laga helay masjidka ayaa isugu jiray Gantaalada lidka diyaaradaha ee garbaha laga tuuro iyo rasaastooda,  waxaana xogta laga helay dadka degaanka.

DAAWO SAWIRRO

 

DSC00047

DSC00085

DSC00089

DSC00126-2

DSC00075

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON