Monday, July 14, 2025

Dib u dhac ku yimid furitaanka shirkii Jowhar ee maamul u sameynta Hiiraan & Shabeelaha Dhexe

Shirkii maamul u sameynta goboladda Hiiraan iyo Shabeelaha Dhexe oo la qorsheynayay in magaalada Jowhar uu ka furmo maalinta Beri ee Talaadada 5-ta Janaayo 2016 ayaa dib u dhac ku yimid, iyadoo aan waqti kale loo qaban.

Dib u dhaca shirka ayaa ka dambeeyay geeridii ku timid Ugaas C/raxmaan Ugaas Khaliif oo Axadii ku geeriyooday magaalada Beledweyne.

Wasaaradda arrimaha gudaha oo qorshaha shirka waday ayaa hore u dejisay jadwal qarsoodi ah oo ka kooban lix qodob sida ay shaacisay mareegta Goobjooge.com, waxaana hadda wararku sheegayaan in shirka furitaankiisa u dhici doono Khamiista ama Sabtida.

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON