Wednesday, June 25, 2025

Yuusuf Dabageed oo sir badan kashifay: “Odayaasha ka hadlay Beledweyne waa kuwii saxiixay in Jowhar la tago…”

Yuusuf Axmed Hagar (Dabageed) Gudoomiyaha Gobolka Hiiraan yaa waxba kama jiraan ka soo qaaday hadallo kasoo yeeray odayaal ku shiray magaalada Beledweyne oo sheegay inay qaadaceen shirka magaalada Jowhar, wuxuuna ku sheegay waxyaabaha ka soo baxaya inay yihiin rabitaan gaar ah oo dadka qaarkii ay leeyihiin.

Guddoomiye Dabageed wuxuu caddeeyay inay jirin wax laga dhisi karo Gobolka Hiiraan oo aan ahayn wixii ka soo baxa shirka Jowhar, wuxuuna intaas ku daray inaysan wax macne ah sameyn karin in idaacado laga hadlo oo telefishino laga hadlo.

Odayaasha qeylada wada inay yihiin kuwii saxiixay in Jowhar la tago ee madaxweynaha la shiray, wuxuuna ku sheegay kuwo aan madax iyo lugo lahayn.

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON