Thursday, June 26, 2025

1600 Dhalinyarro ku biirtay Ciidamada Booliska oo Muqdisho tababar looga furay [Daawo]

Waxaa maanta magaalada Muqdisho tababar looga furay dhalinyaro gaareysa 1600 oo ku biiray ciidamada Booliska Soomaaliya.Dhalinyaradan oo ah kuwii ugu badnaa ee mar qura loo qaato Booliska ayaa waxaa la filayaa inay noqdaan xoog weyn oo ku biiray ciidamada Booliska.

HOOS KA DAAWO

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON