Sunday, July 13, 2025

DHAGEYSO C/weli Gaas: “Ma aqbaleyno go’aanka dowladda Federaalka & Beesha Caalamka, dadka Puntland ayaan kula noqonaya”

Madaxweynaha Maamul Goboleedka Puntland C/weli Maxamed Cali (Gaas) ayaa shir jaraa’id ku qabtay xarunta madaxtooyada Villa Somalia isagoo sheegay inuu shaaciyay inay Puntland diidan tahay go’aan doorashada dalka oo dowladda Federaalka iyo beesha caalamka ay isla gaareen.

Wuxuu caddeeyay in isagu uu metelo dadka Puntland oo hor go’aankooda u caddeeyay, isla markaan aysan Puntland aqbali karin  in dowladda soo socota lagu dhiso habka Awood qeybsiga ee 4.5 , isagoo sheegay inuu jiro wax lagu heshiiyay.

C/weli Gaas ayaa sheegay  in maamulkiisu uu diidan yahay go’aankaas, wuxuuna intaas ku daray in go’aanka ugu danbeeya ee arrintan u yaallo dadka Puntland. wuxuuna sheegay in waxa la isku hayo aanay ahayn qabiil ka horjeeda qabiil kale iyo kuraas la kala badsanayo.

DHAGEYSO C/WELI GAAS OO FURKA TUURAY

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON