Thursday, June 26, 2025

Askari rasaas ku furay dadweyne ku sugnaa Suuqa Xamarweyne ee magaalda Muqdisho

Askari ka tirsan  Ciidanka Dowladda Soomaaliya ayaa rasaas ooda uga qaaday  dadweyne ku sugnaa suuqa Xamarweyne ee magaalada Muqdisho, waxaana rasaasta ku dhaawacmay dhowr qof oo shacab ah iyadoo goobta lagu kala cararay.

Sadex qof yaa la sheegay inay ku dhaawacmeen wadadaVia-Eejito ee degmada Xamarweyne,waxaana wararku sheegayaan ina askariga markii uu rasaasta furay kadib uu halkaasi ka baxsaday. Lama oga sababta askarigan oo heybtiisa aana la garan ku kaliftay falkan.

Askarta dowladda ayaa falal amni darro ah ka geysta magaalada Muqdisho, kuwaasoo u badan inay dadweynaha dhexdooda ku dagalamaan ama sidan oo kale rasaas ku furaan dadweyne.

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON