Thursday, June 26, 2025

DEGDEG: Qarax goor dhow ka dhacay magaalada Muqdisho

Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in qarax weyn uu goor dhoweyd ka dhacay magaalada oo laga maqlay inta badan magaalada.

Qaraxa ayaa wararka hordhaca ah ee soo baxaya ay sheegayaan inuu ka dhacay agagaarka xarun  caafimaad oo  hay;adda UNICEF ay maamusho oo ku yaala degmada Waaberi.

Qaraxa ayaa la sheegay inuu ka dhashay baabuur laga soo buuxiyay waxyaabaha qaraxa.

Faahfaahinta filo goor dhow…..

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON