Friday, June 27, 2025

DEGDEG: Guddoomiye ku xigeenka gobolka Gedo oo qarax miino lagu dhaawacay

Wararka hadda soo dhacay ee laga helayo gobolka Gedo ayaa sheegaya in sarkaal sare oo ka tirsan Ahlu suna, ahaana guddoomiye ku xigeenka Gobolka Gedo Sheekh Maxamed Xuseen Al-qaadi uu dhaawac kasoo gaaray markii qarax lala beegsaday gaari uu la socday.

Qaraxa ayaa ka dhacay duleedka Magaalada Baardheere, kadib markii Gaari uu saarnaa Sheekha ay miino jidka loogu aasay ay ku qaraxday, waxaana wararkii ugu dambeeyay ay sheegayaan in dhaawaciisu yahay mid aan sahlaneyn.

Faahfaahinta goor dhow…

Goobjooge.com

 

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON