Friday, June 27, 2025

C/weli Gaas Puntland oo shaaciyay inay Puntland ka fiirsaneyso inay ka go’do Soomaaliya

Hogaamiyaha maamul goboleedka Puntland C.abdiwali Maxamed Cali Gaas ayaa ka hadlay saddex qorshe oo u furan maamulka Puntland  kadib markii ay diideen qaanba 4.5 in lagu soo dhiso Baarlamaanka soo socda ee la filayo dhammaadka sanadkan in Soomaaliya yeelato.0

Madaxweyne Gaas ayaa hadalkan uu kasoo xigtay Wargayska KAAHA BARI ookasoo baxa Puntland, waxaana uu soo bandhigay 3 qodob oo Puntland qaadan karto hadii lagu adkaysto go’aanka qaabka doorashada 2016.

Tallaabooyinka Gaas uu sheegay inay Puntland  qaadaneyso waxay kala yihiin:

  • Inay aqbasho qaabka doorashada ee ay gorgortan cusub ka gasho.
  • Inay Soomaaliya ka go’do.
  • Iyo inay ka baxdo waanwaanta wadaan beesha caalamka, xaalad kale go’aansadaan

Madaxweynaha Puntland ayaa kadib wadahadalkii fashilmay ee Garowe ku dhex maray wakiilada beesha caalamka in lagu balamay wadahadallo kale oo la isugu yimaado.

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON