Monday, July 14, 2025

C/weli Gaas oo looga yeeray Itoobiya & wafdi uu hogaaminayo oo kusii jeeda Adis Ababa

Madaxweynaha maamul goboleedka Puntland C/weli Maxamed Cali (Gaas) ayaa la sheegay in looga yeeray magaalada Adis ababa ee dalka Itoobiya, iyadoo farriin loo mariyay qunsulka Itoobiya ee magaalada Garowe.

Wafdi uu hogaaminayo madaxweyne Gaas oo ay la socdaan xubno ka tirsan xukuumadiisa ayaa lagu wadaa inay maalinta Berrito u duulaan dalka Ethiopia, halkaasoo ay kulamo kula yeelan doonaan madaxda dalka Itoobiya.

Waxaa la sugayaa waxa uu noqon doono go’aanka maamulka Puntland kadib socdaalkooda dalka Itoobiya, iyadoo rajo badan laga qabo in cadaadiska Itoobiya ee Puntland isbedel ku keeni doono mowqifka qayaxan ee maamulkaasi.

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON