Sunday, July 13, 2025

Dagaal qaraar oo degmada Ceelbuur ku dhex maray Alshabab & Ciidamada Dowladda

Ciidamada dowlada Federaalka iyo kuwa Alshabaab ayaa la sheegay inuu dagaal qaraar ku dhex amray Gobolka Galgaduud ee maamulka Galmudug.

Wararka ayaa sheegaya in degaanada ku yaala Bariga Degmada Ceelbuur ay isku farasaaren ciidamada Dowladda oo ay wehliyaan kuwa AMISOM ee Itoobiya ka socda, dagaalka ayaa ka dhacay Tuulada Ceelshiil iyado weerarka ay qadeen Al-shabaab.

Lama oga qasaaraha dagaalka, laakiin dadka degaanka ayaa sheegaya in labada dhinac ay gaareen qasaare dhimash iyo dhaawac leh.

GoobJooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON