Monday, July 14, 2025

DHAGEYSO Afhayeenka Ahlu suna: “Afar jiho ayay naga soo weerareen, waana ku jabeen dagaalka….”

Maamulka Ahlu sunna ayaa ka hadlay khasaaraha dagaalkii ka dhacay magaalada Dhuusamareeb ee gobolka Galgaduud oo u dhaxeeyay Ahlu sunna iyo ciidamo uu hogaaminayo Liibaan Maxamuud Madaxweyne oo hore uga goostay ciidamada milateriga Soomaaliya.

Mursal Maxamed Xeefow oo ka mid ah Ahlu sunna ayaa sheegay in dagaalka ka dhacay magaalada Dhuusamareeb uu sababay khasaaro badan. Wuxuu intaas ku daray in afar jiho laga soo weeraray magaalada oo ciidamo kala duwan dagaal ku soo qaadeen

Afhayeenka Ahlu suna wuxuu sheegay in ciidamada Ahlu sunna haatan si buuxda ay gacanya ugu hayaan magaalada Dhuusomareeb ee gobolka Galgaduud, isla markaana laba jiho ay magaalada uga baxeen ciidamadii soo weeraray.

Dhageyso Afhayeenka Ahlu suna

Goobjooge.com

 

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON