Monday, June 23, 2025

Qarax qasaare geystay oo ka dhacay Magaalada Kismaayo & wafdigii wasiirka Gaashaandhigga oo ka badbaaday

Qarax miino nooc  dhulka la geliyo ayaa maanta ka dhacay Baar-Caleen oo u dhow garoonka diyaaradaha magaalada Kismaayo xilli uu magaalada gaaray wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya C/qaadir Sheekh Cali Diini.

Qaraxyada noocan oo kale ah ayaa lagu eedeeyaa inay ka danbeyso kooxda Al-Shabaab, ciidamada nabadsugida maamulka Jubbaland ayaa sheegay inay  fashiliyeen qaraxyo maleeshiyadda Al-Shabaab ku soo qaadi rabtay magaalada Kismaayo.

Ad

GOOBJOOGE.COM

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON