Saturday, July 12, 2025

5 Xisbi Siyaasadeed Bayaan ku socda Dowladda Somaliya kasoo saaray Muqdisho [Akhriso]

Kulan ay maanta magaalada Muqdisho ku yeesheen hoggaamiyeyaasha Shan xisbi siyaasadeed aytaa lagah soo saaray qodobo ku saabsan xaaladda Amniga dalka, Dastuurka, Doorashooyinka iyo xoriaydda hadalka.

Hogaamiyeyaasha xisbiyada UPD Xasan Sheekh Maxamuud, Himilo Qaran Shariif Sheekh Axmed, Wadajir C/raxmaan C/shakuur oo wakiil u joogay, Ilays C/qaadir Cosoble Cali iyo NDP Fowsiyo Yuusuf Xaaji ayaa loogu baaqay Dowladda Soomaaliya inay dowlad Goboleedyada la yeelato iskaashi lagu dhiso ciidamo qaran.

Waxay kaloo ku baaqeen in la dedejiyo go’aan ka gaarista maqaamka caasimadda Muqdisho, loona dhiso maamul ay dadkiisu soo doortaan iyo Doorashada lagu qabto waqtigii loogu talogalay, lagana fogaado muddo kordhin iyo dib u dhac ku yimaada.

HOOS KA AKHRISO QORAALKA

Image may contain: text
Image may contain: 4 people, people sitting and indoor
Image may contain: 7 people, people smiling, people standing and suit

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON