Tuesday, July 1, 2025

DAAWO VIDEO: Madaxweyne Farmaajo oo Xeebta Liido kaga yaabsaday dhalinyaro

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa galabta u damaashaad tegay Xeebta Liido ee magaalada Muqdisho.

Madaxweynaha ayaa dhalinyaro ku sugneyd xeebta oo ku soo xoomay kaga yaabsaday Kubad uu booleystay, waxaana la arkayay inuu si wanaagsan kubadda cagta ugu fiican yahay.

Farmaajo ayaa hore u soo noqday garsoore kubadda cagta ah, isagoo wacdarihii uu galabta dhigay ay la yaabeen dhalintii uu la ciyaaray.

 

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON