Wednesday, June 25, 2025

Abuukar Qaad-diid: “Soomaaliyeey ogaada haddii Muqdisho leygu dilo waxaa i dayacay Dowlada Federaalka…”

Abuukar Cawaale Qaad-diid oo u ololeeya in Qaadka laga mamnuuco dalka ayaa sheega in ganacsatada Qaadka ay ugu hanjabeen in lagu toogan doono magaalada Muqdisho.

Abuukar Cawaale oo dhowr goor ku soo noqnoqday Muqdisho  ayaa sheegay ini n tabeelayaal uu magaalada suray oo ka digaya isticmaalka Qaadka laga jeexjeexay, “Ganacsatada Qaadka dalka KENYA iyo dad ay adeegsanayaan ayaa xalay Jeexjeexay tabeelayaasha wacyi gelinta  Qaadka isla markaasna Hanjabaad iigu sheegay in Muqdisho laygu Toogan doono maalmaha soo socda…” ayuu farriin uu dhigay baraha bulshada ku yiri Abuukar Qaad-diid.

Wuxuu sheegay in loo hanjabo oo lagula dagaalo inuu Qaadka xaaraan ku sheeg isagoo dalkiisa iyo Caasimadayda dhexdeeda jooda ay tahay gardarro cad., wuxuuna ku cataabay: “Waa iga dardaane Soomaaliyeey ogaada haddii teydu gasho oo Muqdisho laygu DILO waxaa idayacay Dowlada_Federaalka Soomaaliyeed.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON