Monday, July 14, 2025

Afhayeenada Amniga & Booliska oo War kasoo saaray Qarixii maanta ee Muqdisho [Dhageyso]

Afhayeennada Wasaarada Amniga iyo Taliska ciidamada Booliiska Soomaaliya ayaa ka hadlay qarixii galabta ka dhacay Magaalada muqdisho.

Afhayeenka ciidamada Booliska Qaasim Axmed Rooble oo ka hadlay  goobtii qaraxa ka dhacay ayaa sheegay in Gaari NISSAN SURF ah la dhigay Wadada Xaaji Baasto si  dadka Soomaliyeed lagu waxyeeleeyo. balse ciidamada ammaanka ay ka hortageen.

Ciidamada ayaa qaaday tallaabo ay ku xireen wadadda iyagoo dadaal ku bixiyay inaan wax khasaare ah kasoo gaarin shacabka.

Afhayeenka Wasaaradda amniga Dowladda Federaalka Soomaaliya Axmed Maxamed Maxamuud (Sayid Carab) iyo Afhayeenka ayaa isna sheegay in ciidamada ammaanka u taagan yihiin fashilinta kooxaha nabadiidka.

DHAGEYSO AFHAYEENADA WASAARADDA AMNIGA & BOOLISKA

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON