Sunday, June 22, 2025

Afhayeenka cusub ee Xafiiska Ra’iisal Wasaare Xamsa oo xilka la wareegay

Xaflad xil-wareejin ah ayaa maanta ka dhacday Xafiiska Ra’iisal wasaaraha xukumadda Federaalk, iyadoo uu xilkii la wareegay afhayeenka cusub.

Afhayeenka cusub ee Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha Weriyihii BBC-da, Farhan Maxamed Jimale ayaa maanta xilka kala wareegay Agaasimihii hore ee Warfaafinta Liibaan Cabdi Cali, iyadoo madasha xil wareejinta uu goobjoog ka ahaa Xoghayaha Joogtada ah ee Xafiiska.

Farxaan Jimcaale oo dhowaan la magacaabay ayaa ka tegay shaqadii axafinimo ee BBC-da, si uu xilkan cusub u qabto, waxaan xafiiskan soo maray weriyeyaal badan, iyadoo Ra’iisal wasaare kasta uu soo magacaabo afhayeen cusub.

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON