Tuesday, June 24, 2025

Afhayeenka Wasaaradda Amniga oo weerar ku qaaday Xukuumadda Somalia: “Tii shalay dhacday haddii aan wax la iska weydiin..” [Daawo]

Afhayeenka Wasaaradda Amniga Xukuumadda Soomaaliya C/casiis Xildibaan ayaa afka furtay isagoo is weydiiyey sida ay ku dhici karto in weerarkii shalay oo kale uu dhaco iyadoo wadooyinka xiran yihiin, dadkuna mari la’ yahay.

Afhayeenka ayaa weerar ku qaaday madaxda dowladda isagoo ku sheegay in mar kasta la doorto tuugo boorso wadata oo aanu jirin qof isku casilaya xil uu gudan waayay, wuxuuna intaas ku daray in 11 bilood oo uu aha afhayeenka Wasaaradda Amniga aanu mushaar qaadan, isla markaana uu leeyahay 13 caruur.

Afhayeenka C/Casiis Xildhibaan oo ku faanay inuu heysto dhalasho ingiriis ah oo haddii ay wax ka dhacaan uu ka dhoofayo garoonka Muqdisho, isla markaana ay caruurteydiisa biileyso Boqoradda Ingiriiska.

HOOS KA DAAWO

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON