Sunday, July 13, 2025

Afhayeenka Wasaaradda Amniga: “Qasaare badan ma dhicin, shan qof ayaa dhimatay…” [DHAGEYSO]

Afhayeenka Wasaaradda Amniga xukuumadda Soomaaliya Axmed Maxamuud (Carab) ayaa sheegay in qarixii Alshabaab la beegsatay aanu qasaare badan geysan.

“Qasaare badan ma dhicin, shan qof ayaa dhimatay, toddoba qofka waa dhaawacantay…, ciidamada u taagan ammaanka ayaa fashiliyay..” ayuu yiri afhayeenka amniga oo u muuqday inuu qarinayo qasaaraha ka dhashay weerarka lagu qaaday Saldhigga Waaberi, xilli Gaadiidka Gurmadka degdega ah ay sheegeen inay qaadeen 7 meyd ah.

Afhayeen Carab ayaa sidoo kale sheegay inaysan jirin khasaare Ciidamada ka soo gaaray Qaraxaasi.

DHAGEYSO

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON