Monday, June 23, 2025

Afhayenkii hore ee G/Banaadir oo wareejiyey Guri uu deganaa oo Dood weyn ka dhalatay [DAAWO]

Afhayeenkii hore ee G/Banaadir, haddana ka mida agaasimayaasha Maamulka G/Banaadir C/fataax Cumar Xalane ayaa maanta wareejiyey Guri uu kiro ugu jiray oo muran weyn ka dhashay, kadib markii ninkii wakiilka ka ahaa uu baraha bulshada soo dhigay in muuqaal uu ku sheegay in xoog looga heysto.

Muranka dhex yaallay labada dhinac ee Guriga kala kireystay ayaa salka ku heyay lacag la sheegay in lagu dayactiray, waxayna arrinta gaartay dacwad maxkamadeedm balsemarkii danbe ay soo dhex galay madaxda G/Banaadir iyo saraakiisha ciidamada, iyadoo waanwaan kadib la xaliyey arrintii Guriga oo lagu wareejiyay wakiilka dadka iska leh oo lagu magacaabo Asad Maxamed Cabdalla.

HOOS KA DAAWO

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON