Friday, June 27, 2025

Afhayeenkii Xisbiga Jamhuuriga oo kalsoonida kala noqday Musharaxa Donald Trump

Afhayeen aqalka wakiillada ee dalka Mareykanka Paul Ryan, wuxuu sheegayaa in hadda iyo wixii ka dambeeya uusan u ololeyn doonin musharraxa xisbigooda ee Donald Trump.

Wuxuu wakiillada Jamhuuriga u sheegay in hadda dadaalkiisa uu yahay in labada aqal ay ku guuleystaan xisbiga Jamhuuriga.

Ayn Rand, Russian-born American novelist, is shown in Manhattan with the Grand Central Terminal building in background in 1962.  (AP Photo)

Waxa uu tilmaamay in ujeedadiisa ay tahay in, haddii Hillary Clinton la doorto, inaysan fursad u helo inay meel mariso qorshayaasheeda.

Donald Trump oo u jawaabay Paul Ryan, wuxuu sheegay inuu waqtiga iska luminaayo.

“Waxay ahayd inuu waqti geliyo isu dheellitirka miisaaniyadda iyo socdaalka sharcidarada ah, halkii uu aniga ila dagaalli lahaa”, ayuu yiri Trmp.

Hadalka Ryan ayaa imaanaya maalin kadib dood TV-yada laga baahiyay oo dhex martay labada musharrax ee Jamhuuriga iyo Dimuquraadiga.

BBC

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON