Tag: Trump

Madaxweynaha Turkiga oo ku gacan seyray Cadaadis & Cunaqabateyn uga timid Mareykanka & Midowga...

Madaxweynaha Turkiga Reccep Tayyip Erdogan ayaa ku gacan seyray oo iska diiday cunaqabateyn iyo cadaadis ay ku hayaan dalalka Mareykaka...

Buug soo bandhigay Sir ku saabsan in Donald Trump si Gaar ah u neceb...

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa la ogaaday inuu si gaara u neceb yahay dadka Soomaalida ah, isla markaana xilligii ugu horeeyay ee...

Madaxweyne Farmaajo oo ka mid noqday Madax uu Martiqaad u sameeyay Madaxweynaha Mareykanka Trump

Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaalia Maxamed Cabdullaahi iyo marwadiisa Seynab Cabdi Macalin ayaa ka mid noqday madaxda caalamka ee ka qeyb galeysa...

Xisbiga Dimoqraadiga oo si rasmi ah u bilaabay Mooshin xilka looga qaadayo Madaxweyne Trump...

Xisbiga Dimuqraaddiga ayaa ku dhawaaqay inay bilaabayaan Mooshin xilka looga qaadayo madaxweynaha Mareykanka Donald Trump.

Madaxweyne Trump: “Sacuudiga waxaa laga rabaa inuu is-difaaco, haddii kale waa inuu Lacag badan...

Madaxweynaah Mareykanka Donald Trump ayaa sheegay inay hayaan xog ku saabsan weerarradii lagu qaaday xarumahad shidaalka Sacuudiga, kuwaasoo tilmaamaya inay Iiraan ku...

Trump: “Qoryaheenna waa cabbeysan yihiin.. laakiin Sacuudiga ayaan ka sugeynaa Ciddii ka dambeysay weerarka”

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa sheegay in ciidamada Mareykanka ay qoryahooda cabbeysteen una diyaar yihiin inay ka jawaabaan weerarkii lagu qaaday mid...

Mooshin Gole-joojin & xil ka Qaadista Madaxweyne Trump oo ka bilaabanaya Mareykanka & Trump...

Guddi ka tirsan aqalka wakiillada congress-ka Mareykanka ayaa u codeeyay in la bilaabo Mooshin ku saabsan in lasoo gole joojiyo Madaxweyne...

Madaxweyne Trump oo si lama filaan ah shaqadii uga eryay La-taliyihiisii Amniga ee xag-jirka...

Madaxweynaha Mareykanka Donald Tump ayaa si lama filaan ah xilkii uga qaaday la-taliyihiisii dhinaca Amniga John Bolton, kadib qoraal uu soo dhigay...

Nin joojiyey khudbad uu jeedinayey Madaxweyne Trump & Boor uu kala hortegay.

Nin si lama filaan ah u dhex galay xaflad uu khudbad ka jeedinayey madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa sababay inuu khudbadii ka...

Wiilal Somali ah oo ku biiri lahaa Daacish oo lagu xiray Mareykanka & Trump...

Waaxda cadaaladda dalka Mareykanka ayaa sheegtay in la xiray laba wiil oo Soomaali ah oo doonayey inay ku biiraan ururka Daacishm...

Trump oo weerar kale ku qaaday Ilhaan Cumar & kumanaan taageersan oo qeyliyey: “DIB...

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump oo sii wada weerarrada cunsuriga ah ee ku hayo haweeneyda asalkeedu Soomaaliya kasoo jeeda ee ka tirsan Koongareeska...

Donald Trump: “Ilhan Omar waxay ka timid Somalia oo ah Dowlad fashilantay & Dal...

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa ku adkeystay oo mar kale weeraray haween ka mida Koongareeska Mareykanka, isagoo si toos ah markan u...

Trump oo si weerar Jinsi-naceyb ah ku qaaday Ilhaan Cumar & dalka ay kasoo...

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa si aan hore loo arag oo jinsi naceb ah ku qaaday haweeneyda Ilhaan Cumar oo ka mida...

Donald Trump: “10 Daqiiqo ka hor ayaan joojiyey Weerarkii lagu qaadi lahaa Iiraan..” [Akhriso]

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa jawaabtii ugu horeysay ka bixiyey weerar la sheegay inuu Mareykanku ku qaadi lahaa Iiraan oo daqiiqadihii ugu...

Madaxweyne Trump oo sheegay inay Iiraan ku kacday Khalad weyn, markii ay soo riday...

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa ka hadlay diyaarad nooca Drone-ka ah oo Iiraan ay kasoo riday ciidamada Mareykanka, isagoo sheegay in Iiraan...

Turkiga oo uga digay Mareykanka inuu ururka Ikhwaanul Muslimiin ku daro liiska argagixisada.

Dowladda Turkiga ayaa uga digay Mareykanka inuu liiska argagixisada ku daro ururka Ikhwaanul Muslimiin oo ka jira dalal badan oo muslim ah,...

Madaxweyne Trump oo qarka u saaran inuu liiska argagixisada ku daro Ururka Ikhwaanul Muslimiin

Aqalka Cad ayaa maanta sheegay in Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump uu ka fikirayo inuu ururka Akhwaanul Muslimiin uu ku daro liiska ururada...

Warbixintii Robert Muller ee baaritaanka ololihii Trump oo arrimo cusub lagu ogaaday. [Akhriso]

Warbixinta Guddiga madaxa banaan ee uu madaxda ka ahaa Robert Mueller ee baaritaanka faro-gelinta Ruushka ay ku sameeyeen doorashadii Mareykanka ee 2016...

Muuqaal uu faafiyey Trump oo halis geliyay Amniga Ilhan Cumar & ciidamo gaara oo...

Waxaa mar kale si weyn looga hadal hayaa dalka Mareykanka dood ka dhalatay haweeneyda Soomaaliga ah ee kamida Koongareeska Mareykanka Ilhaan Cumar...

Madaxweyne Trump oo ku jeesjeesay Ilhaan Cumar & Nin taageere u ah oo Dil...

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa si jeesjees ah u weerarray haweeneyda asalkeedu yahay Soomaali ee ka mida Koongareeska Mareykanka xilli uu khudbad...
error: Content is protected !!