Thursday, July 17, 2025

Agaasimihii Dalxiiska & Maalgashiga G/Banaadir oo xilkii laga qaaday & mid cusub oo la magacaabay

Guddoomiyaha G/Banaadir C/raxmaan Cumar Cusmaanayaa xil ka qaadis ku sameeyay C/qaadir C/raxmaan Ibraahim oo ahaa Agaaisimihii Waaxda Dalxiiska iyo Maalgashiga Gobolka Banaadir.

Xilkan ayaa loo magacaabay C/fataax Maxamuud Siyaad, sida lagu sheegay wareegto ka soo baxday xafiiska maamulka G/banadir.Jagadan ayaa ah mid magac u yaal ah oo aan wax shaqo ah qaban, waxaana Magacaabista xilalka faraha badan iyo xil ka qaadista ay qeyb ka tahay waxbqadka maamulka G/Banaadir.

HOOS KA AKHRISO WAREEGTO

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON