Maamulka Ahlusunna ee Gobolada dhexe ee Soomaaliya ayaa sheegay inaysan marna la fariisanayn maamulka ay isku hayaan maamulida deegaanada gobolka Gal-gaduud iyo qayb ka mid ah Mudug ee Gal-mudug.
Waxaa uu tilmaamay Prof. Daacad in ay marna miiska wada hadalka la soo fariisan doonin Gal-mudug,Ahlusunna iyo Gal-mudug ayaa isku haya maamulida deegaanada gobolada dhexe,wasiirka arimaha gudaha Odawaa iyo madaxweynaha Gal-mudug Guuleed ayaa kusugan degmada Hobyo ee gobolka Mudug,waxaana ka socda dhisita maamul ay yeelato degmadaas.
Goobjooge.com