Wednesday, June 25, 2025

Ahlu Sunna oo sheegtay in Madaxweyne ku xigeen & Taliye ciidan looga dhaawacay Godinlabe

Kooxda Ahlu sunna ee Gobollada Dhexe ayaa xaqiijisay in mid ka mid madaxweyne ku xigeenada Ahlu sunna iyo taliye ciidan ay ku dhaawacmeen dagalalka Godinlabe.

Madaxweyne ku xigeenka Sheekh Saadaq Yuusuf Direed ayaa la sheegay inuu dhaawac yahay laakiin dhaawaciisa uu fudud yahay, laakiin taliyaha ciidamada Ahlu sunna Axmed Maxamed Odowaa (Axmed Dheere ) uu dhaawac kasoo gaaray.

ahlu-SunnaSida uu sheegay sarkaal ka tirsan Ahlu sunna dagaalka ay ku dhaawacmeen mas’uuliyiinta Ahlu sunna uu ahaa dagaalkii galabta oo laga soo saaray ciidankooda, oo hadda uu sheegay inay ku sugan yihiin degaanka Mareergur.

Xaaladda ayaa kacsan iyadoo Ahlu suna ay ka digtay in ciidamada dowaldda Federaalka 21aad iyo kuwa NISA ay u soo dhowaadaan Mareergur.

Goobjooge.com

 

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON