Magaalada Cadaado ee xarunta maamulka Galmudug waxaa ilaa iyo hadda lagu soo doortay 38 xildhibaan oo isugu jira labada aqal ee Baarlamaanka.
Waxaan halkan idinku soo gudbineynaa magacyada xildhibaanada Aqalka hoose ee lagu doortay magaalada Cadaado iyo beelaha ay ka soo jeedaan oo ay wehliso faahfaahin ku saabsan maalintii la doortay iyo tirada codka uu ku guuleystay.
HOOS KA AKHRISO SHAXDA
Goobjooge.com