Friday, July 18, 2025

AKHRI: C/kariin Guuleed oo soo saaray Amar lama filaan [Howlihii Maamulka Galmudug oo la joojiyay]

Madaxweynaha maamulka Galmudug C/kariin Xuseen Guuleed ayaa soo saaray amar lama filaan ah oo uu shaqada uga joojiyay hay’adaha maamul Goboleedka Galmudug.

Qoraal ka soo baxay xafiiska madaxweyne Guuleed ayaa lagu sheegay in dhammaan hay’adaha  maamul Goboleedka ay hakiyaan howlahooda inta lagu jiro doorashooyinka Qaran, isla markaana loo gurmado dadka abaareysan.

Qoraalkan ayaa ka danbeeyay kadib markii Xildhibaanada Galmudug qaarkood loo diiday inay ku shiraan magaalada Cadaado, isla markaana guddoomiyaha Baarlamaanka Galmudug oo mooshin ka yaallo uu fasax dheeraad ah oo 45 casho ay u jiray xildhibaanada.

HOOS KA AKHRI QORAALKA MADAXWEYNAHA GALMUDUG

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON