Tuesday, July 15, 2025

AKHRISO: Ajendaha kulanka Baarlamaanka ee maanta oo la qeybiyey & Miisaaniyadda 2019 oo…

Kulanka 31-aad ee kalfadhiga 4-aad ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa lagu wadaa inuu goor dhow ka furmo xarunta Baarlamaanka magaalada Muqdisho.

Ajendaha kulanka ayaa ah Akhrinta iyo ka doodista Warbixinta Miisaaniyadda 2019 ee Baarlamaanka oo laga yaabo in isla maanta la ansixiyo miisaaniyadda iyadoo laga cararrayo inuu kharashka dowladda u istaago miisaaniyad la’aan.

Kulanka Golaha Shacabka ayaa ku furmay, iyadoo ay joogaan 156 Xildhibaan. waxaana khudbad jeedinaya Guddoomiyaha Baarlamaanka Maxamed Mursal Sheekh.

Xisaab-xirka sanadihii 2017 iyo 2018 ayaan la horkeenin Baarlamaanka, waxayna arrintaasi noqotay tan ugu hadal heynta badan ee xildhibannada Baarlamaanka.

HOOS KA AKHRISO AJENDAHA MAANTA

No automatic alt text available.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON