Sunday, July 13, 2025

AKHRISO: Dhammaan Magacyada Xildhibaanada Aqalka Sare ee lagu doortay 4 Maamul Gobolleed

Maamul Goboleedyada Puntland, Galmudug, Hirshabeelle, Koonfur Galbeed iyo Jubbaland ayaa doortay xubnaha u metelaya Aqalka Sare ee Baarlamaanka cusub.

Tirada senatoorada la doortay ilaa iyo iminka waxay gaarayaan 43 xubnood oo afar maamul goboleed ay ka yimaadeen min 8 xubnood, halka Puntland ay soo dooratay 11 xubnood.

Waxaa weli harsan 11 senator oo loo qoondeeyay Somaliland, kuwaasoo la filayo in lagu doorto magaalada Muqdisho.

Haddaba hoos ka akhriso dhammaan Magacyada xildhibaanada Aqalka sare ee la doortay:

aqalkasare1aqalkasare2aqalkasare3

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON