Waxaa heshiis laga gaaray qaabka iyo hanaanka loo soo xulayo xildhibaanada ka imaanaya degaanada Somaliland.
Qoraal uu ku saxiixnaa guddoomiyaha baarlamaanka Maxamed Sheekh Cusmaan (Jawaari) ayaa lagu caddeeyay qaabka loo dooranayo xubnaha labada aqal ee Baarlamaanka u soo galaya gobolada Waqooyi, iyadoo la dhisay guddi fulin oo doorashadaasi maamuli doona kana kooban 7 xubnood.
HOOS KA AKHRISO QORAALKA HANNAANKA DOORASHADA EE SOMALILAND