Monday, July 14, 2025

AKHRISO: Jadwalka Khudbad jeedinta Musharixiinta Madaxweynaha oo la soo saaray

Guddiga Doorashada Madaxweynaha ayaa soo saaray Jadwal ay u dejiyeen khudbad jeedinta musharixiinta u taagan xilka madaxweynaha.

24-ka musharax ee u taagan xilka madaxweynaha ayaa loo qeybiyay saddex qeybood min 8 musharax ah, kuwaasoo laba maalmood khudbadahooda waxqabad u jeedina doona labada Aqal ee Baarlamaanka Soomaaliya.

Guddiga Doorashada ayaa ka dalbaday musharixiinta inay Barnaamjiyadooda siyaasadeed u gudbiyaan Guddiga iyado qoraal ah.

HOOS KA AKHRISO JADWALKA

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON