Monday, July 7, 2025

AKHRISO: Kuraasta beelaha Aqalka hoose ee lagu dooranayo Magaalada Jowhar

Guddiga doorashooyinka dadban ee heer dowlad goboleedka Hirshabeelle ayaa shaaciyay qaabka ay u dhaceyso doorashada aqalka hoose ee maamulkaasi.

Magaalada Jowhar oo lagu dooran doono 37 kursi oo ka mida aqalka hoose ayaa la sheegay in wejiga koowaad ee Doorashada Jowhar ay billaaban doonto 16-ka bishan, iyadoo lagu tartami doono 13 kursi.

HOOS KA AKHRI LIISKA

shaxda-hirshabeelle

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON