Monday, July 7, 2025

AKHRISO: Liiska Magacyada xildhibaanada ee lagu doortay Magaalada Kismaayo

Doorashada Xildhibaanada Aqalka Hoose ee maanta ka dhacday magaalada Kismaayo  ayaa lagu doortay 7 xildhibaan Jubbaland ka soo galay Aqalka Hoose.

Xildhibaanada lagu doortay Kismaayo waxaa haweenkii ugu badnaa ee mar qura loo doorto aqalka hoose ee Baarlamaanka .

,  Hoose ka Aqriso Xildhibaanada Maanta la doortay

  1. C/rashiid Maxamad Xidig      37 Cod
  2. C/llaahi Yuusuf Xasan           42 Cod
  3. Cismaan Libaax Ibrahim       51 Cod
  4. Cabdicasiis C/llaahi Yusuf      39 Cod
  5. Maryan Aweys Jaamac          42 Cod
  6. Luul Cabdi Aaden                  50 Cod
  7. Xamso Sheekh Xusow           38 Cod

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON