Magaalada Jowhar ee xarunta maamulka Hirshabeelle waxaa lagu doortay 36 xildhibaan oo ka tirsan Aqalka hoose ee Baarlamaanka.
Xildhibaanada la doortay oo ka soo jeeda beelaha dega Gobollada Hiiraan iyo Shabeelaha Dhexe ayaa waxaan idin soo gudbin doonnaa liiska magacyada xildhibaanada la doortay iyo beelaha ay kasoo jeedaan
Hoos ka Akhriso Xildhibaanada iyo beelahooda
No | Magaca Xildhibaanka | Qabiilka |
1 | Cabdulahi Maxamed Sanbaloolshe | Xawadle/Cali Madaxweyne |
2 | Maxamed Xasan Ibrahin (Qoone) | Xawaadle/Cabdala Samatalis |
3 | C/risaaq Cumar Maxamed | Xawadle/Ibrahin Cise |
4 | Cumar Cisman Wasuge | Xawadle(Yabar Madaxweyne) |
5 | Samiro Xasan Cabdulle | Xawadle(Yabar Dige) |
6 | C/risaaq Axmed Maxamed | Xawadle(Cabdi Yusuf) |
7 | C/llaahi Goodax Barre | Xawadle(Agoon) |
8 | Farxiyo Muumin Cali | Xawadle/Reer Ugaas |
9 | Khadijo Maxamed Diiriye | Yaxar |
10 | Faarax Cabdqadir | Shiikhaal/Reer Owxasan |
11 | Cali Maxamed Cumar | Hilibi |
12 | Aadan Xasan Cali | Moobleen |
13 | Yusuf Xuseen Axmed | DIjeele |
14 | Farxiyo Maxamud Dhaqane | Ujeejeen |
15 | Maxamuud Cabdulahi Axmed | Ujeejeen |
16 | Cismaan Maxamed Cabdi | Ujeejeen |
17 | Yusuf Ibraahin Afrax | Abgaal/Kabaale |
18 | Cabdulahi Maxamed Nur | Abgaal/Agonyar |
19 | Maxamed Abukar Islow | Abgaal/Owbakar |
20 | Mino Xasan Shibis | Abgaal/Celi Cumar |
21 | C/qaadir Carabow Ibrahin | Abgaal/Daa’uud |
22 | C/qaadir Cosoble Cali | Abgaal/Warsangeli |
23 | C/llaahi Colaad Roble | Reer Shabeelle/Gasar |
24 | Maxamed Cumar Ceymoy | Shidle/Tolweyne |
25 | Madino Suusow Maxamud | Shidle/Yabadhal |
26 | Xuseen Cabdi Cilmi | Dir/Faqe Cumar |
27 | Sh. C/satar Sh.C/xiin Sh.Xasan | Galjecel/Barsane |
28 | Maryan Axmed Haarun | Galjecel/Dirisame |
29 | Amina Maxamed Cabdi | Galjecel/Abtisame |
30 | Daahir Amiin Jeesow | Gaaljecel/Caafi |
31 | C/fatax Qasim Maxamud | Makane |
32 | Faadumo Faarax Ibrahim | Baadicade |
33 | Maxamud C/dir Benebene | Baadicade |
34 | Khalif Cabdi Cumar | Baadicade |
35 | Maxamud Maxamed Jimcale | Yaxar |
36 | Xiis Xasan Ibraahim | Baajamaal |
Goobjooge.com